Hubaalmedia.com
AQAL-GAL Wacan: Hoygaad dhisaysaan, Kii noo haggaagee, hooddiyo barwaaqa leh, haka yeello Eebeen+DAAWO HEES Aanu u soo Xulnay
October 21, 2013 - Written by editor 1

 

Hambalyo-iyo-Bogadin-2011-20121Rashiid Saalax Aadan, Caabi Cabdiraxmaan Ibraahim, Cabdinaasir Daahir Jaamac, Muuse Yuusuf Ibraahim, Maxamuud Cabdiqaadir Xasan, Axmed Maxamed Axmed, Idiris Maxamuud Daahir, Nimcaan Cali Cabdi, Cabdifataax Tuuro-weyne, Xasan Daahir Barkhad, Siciid Ismaaciil Cabdi, Jaamac Maxamed, Maxamed Maxamuud Aadan, Maxamed Xuseen Xabashi, Axmed Cabdi Abiib (Xaliye). Dhammaan Dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska:

Sacad Aadan Cashuur

Iyo

Ayaan Cumar Cali

Oo Dhawaan ku Aqal galay Magaalada Hargeysa, Waxaanay leeyihiin Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax, Guulle lagama waayee, noqda labadii hodmee, ubad khayr qabana Alle kala siiyo.  UDUB-kiinu taagnaa, Ilayskiinu Demi-waa…Aamiin….Aamiin….Aamiin

Nagala soo xidhiidh admin@hubaalmedia.com editor@hubaalmedia.com

COMMENTS
BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00