waxaas oo dhan markaan xasuusano u malayenmayo in 100jir xukumi doono Somaliland .su,aal 100 jir wadanka madax ma ka noqonkaraa
Waxaa lagu maah maahaa eeri haday ku dayso gabaw ayaan ku daynayay.iyada oo laga shakisanaa in uu wax maamulo iyo in kale waa haduu xukume ayuu yidhi shan kale yaan rabaa . Sidii xabiib burqaybe uu talada ku fiririqlayenjiray bin cali oo uu adeer u ahaa burqaybe waxii karaacayna waa la ogaa .bal foolxumadu ma dhamaatee bal EEG buu tafliiqe isaga oo gurguuranaya ayaa lagu yidhi waad heshay .bal xagana eeg iyo Siyaad bare waxaa la xaqiijiyaa in uuna maamuli jirin shantii sano ee udanbaysay shilkii so gaadhay awgii waa la ogaana cidii maamulaysay ee heerkaa gaadhsiisay .waxaas oo dhan markaan xasuusano u malayenmayo in 100jir xukumi doono Somaliland .su,aal 100 jir wadanka madax ma ka noqonkaraa distoorku se ma dhigayaa?