Hargeysa(Hubaal) -Xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka ee Dagmada Gabiilay ayaa Shirjaraa’id oo ay ku qabteen magaalada hargaysa ku cadeeyay in xasaanadii kala noqdeen moyarka Dagamada gabiilay iyo ku xigeenkiisa.
waxa ay shegeen inuu moyarku gudan waayay shaqadii uu u hayay dagmadaasi,isla markaas uu lasoo saftay dhinac xukuumada. DAAWASHO WACAN
Sidoo kale waxa ay cadeyeen in golaha degaanka ee dagmada gabiilay maalinta arbacada ah fadhi ay ku yeelan doonaan Xarunta dawlada hoose xilka kaga xayuubin doonaan moyarka iyo ku xigeenkiisa.