1977: Daawo  [VIDEO] TAARIIKHI AH: Maxamed Siyaad Oo Is Baraya ANWAR SAADAAT-kii Masar Iyo Wasiirkii Qorsheynta Ee Kacaanka, Ahna Madaxweynaha Dawladda Somaliland  Ee Maanta

0
28

Halkan Ka Daawo Muuqaal Taariikhiya Kaligii Taliyihii Siyaad barre Oo mar uu sanadkii 1977-kii booqasho ku tegey magaalada Qaahira ee xarunta wadanka Masar isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa la kulmeen hoggaamiyihii xiligaas ee dalka Masar Maxamed Anwar Saadaat, waxaana waftiga Maxamed Siyaad ka mid ahaa Madaxweynaha haatan ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ahaa wasiirkii Qorsheynta ee dawladdii Kacaanka.

Haddaba Si aad u daawato Video-gaas oo Taariikh badan Xambaarsan isla markaana isagu is tafsiiraya fadlan guji sawirka hoose

Untitled

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here