W/Q: Garyaqaan Sacad Yaasiin Maxamuud,Hargeysa, Somaliland
“Bulshayahay Kala Garo Ninkii Dhiiggiisa Kuu Shubay Iyo Ninka Maalintii Adkayd Dibedda Dhigtay Maxastiisa”
Mujaahid Musharrax Muuse Biixi Cabdi Wuxuu ahaa Shirgudoonkii Shirweynihii Ururkii SNM ee 1990 gii Baligubadle Ka Dhacay ee Lagu So Doortey Madaxweynihii u Horeeyey ee Jamuhuuriyada Somaliland Marxuum Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur oo uu Magac Iyo Xaqsoorimo.Ka Hellay Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Shirgudoonka ee Ku Dhawaaqay ama Sameeyey Golaha Guurtida Jamuhuuriyada Somaliland Wuxuu Ka Mid Yahay Halyeeyadii Ku Suntanaa Halgankii Dib u xoreyntii SNM Wuxuu Ka Mid yahay Ragii Bud dhiga u ahaa Nabadeyntii Iyo Dib Udhiskii Dalkan aynu Maanta Doorashooyinkiisa Madaxtinimada eeuu Mujaahidku Musharaxa Ka yahay aynu Diyaarka unahay Qeybta Laxaadkaleh Kaso Qaatey Wuxuu Mujaahidku ahaa Wasiirkii Arimaha Gudaha ee Dawladiisu Ku Guuleysatey Hubkadhigistii Iyo Nabadeyntii Beellaha Jamuhuuriyada Somaliland illaa Imika Iyo Wakhtigaasna Wuxuu Dhex Joogay Dalkiisa Hooyo Ubadkiisuna waxay Kula Dhigteen Dugsiyada HOOSE/Dhexe illaah Heer Jaamacadeed Kamanuu Dhoofin Maxastiisana Dabadaha Muusoo Dhigan ee Weykula Daganyihiin Halka Musharixiinta Kale ubadkoodii Iyo Reerahoodii Dabada Soo Dhigteen Iyaguna Maalmihii Adkaa ay Ka wada dhoofeen markii Dalkani Cagaha Saaray Dhabadii Horumarka ay Kuso Guryo Noqdeen Dalkan yidhaahdeena Waaanu Uga Lexejacllo Badanahay Muuse Biixi Maaha Mid Dhici karta Caqliguna Qaadankaro Sidaan Fillaayo Xisbigan Kulmiye ee uu Gudoomiyaha Kayahay Islamarkaana uu Musharaxa Madaxweynenimo kayahayna
Waa Mid uu Dalkan iyo Dadkan Jamuhuuriyada Somaliland ay ku wada Badhaadhewn Marka Loo Eego Dawladihii Hore ee Soomaray Wax qabadkiisana aan Cidi Indhaha Ka Qabsankarin Cida Hallaas Kasii Qaadi Kartaana Waa Mujaahid Musharax Muuse Biixi Cabdi oo ah Ninka Kaliya ee Dalkan Lexejeclada Ka Qaba Naftiisa oo ah Sheyga Qudha ee Billa’aadamku ugu Jecelyahay u hibeeyey Uguna Badheedhay In uu Dalkiisa Hooyo U dhinto Ninka Sidaas u Sameeyey Dadkiisa Iyo Dalkiisuna Maaha Nin Looga Biqikarro Dalkan.
Waxaanu Mudanyahay In hadii uu Maalintii Shocibkiisu Ugu Liitey Baahida Weyna U Qabeen In Loo Hiiliyo uu U Hiiliyey Niftiisa Macaana uu U Hibeeyey In ay Iyaguna Maanta ayuu Hiil U baahanyahaye ay u Hiiliyaan Kamana Baqo Qabo In ay Maanta Shici kiisuna u hiiliyo Mujaahidka Kaliya ee aan odhankaro Maanta waa Ka Dalkan Kala dabaalan kara Xaaladaha Adag ee Uu Maanta Dalku ku Jirro Dad iyo Dhaqana Aad u wada garanaaya Lana odhankaro waa Siyaasiga Qudha ee Dhib iyo Dheefba Dadkiisa Iyo Dalkiisaba Laso Qeybsaday Intaasna Dhwx Joogey ee Ku Aaminey Maxastiisa iyo Reerkiisaba Waxaan Kuso Af Meerilahaa Maqaalkan Kooban ee aan Idiinso Gudbiyey Iyada oo aan Halkan Laguso wada koobi Karin Hadii Taariikhda Musharax Mujaahid Muuse Biixi Cabdi la Is yidhaa Qalin haloo Qaato balse aan wax yar idiinkaso Qaadey Taariikhda uu Dalkan Ku Leeyahay Muurtidii Soomaaliyeed ee aheyd Kuna Haboon Qoraalkeygan Kooban Taas oo aheyd Sida Tan “Nina dhuuno Ku Dhex Jooga Nina Dhimashuu Kuugu Dhiiradey”.
Waa Billaahi Towfiiq Alle Xaqa Ha Ina Garansiiyo.
Qalinkii: Garyaqaan Sacad Yaasiin Maxamuud
Halkan Ka DAAWO Muuqaalka Sawirro Innooga Marag-kacaya Maraaxilkii Kala Duwannaa ee Mujaahidkan Musharraxa Ahi U Soo Maray Dalkan Iyo Kamidho dhalinta himillooyinkiisa
