Aaway Kalgacalkii Luulka Ahaa Ee Ka Dhexeeyay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiir Xirsi?!

0
37

Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim

Saaxiibtinada Siyaasadda iyo kalgacalkeeda mala-awaalka ku dhisan waxaad ka dheehataa, xidhiidhkii luulka ahaa ee ka dhaxeeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiir Xirsi halkuu ku dhammaaday. Hal mar ayay is khilaafeen oo xalay ahayd maanta waxaa dhacayday in uu wasiir Xirsi hormuud ka noqdo siyaasad lagu xagal daacinayo Madaxweyne Siilaanyo khaatumada siyaasaddana shar luugu khatimayo. Xisbiga kulmiye taayirka ayaa u wareegaya, dalkana halis iyo burbur in uu u hor seedo ayuu in yar u jiraa. Hasa yeeshee, waxa is waydiin mudan in casharkani ha noqon doona mid ina bara (dheefta laga helo marka haweenku talada wax ku yeeshaan)

( Siyaasadi aabbe ma leh, ku daalka abaabulkeeda, alooskiyo baanaheeda, u jeedo ka keeni maysid). Awaal-tir Hadraawi

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here