Abwaan Cali Mooge Geeddi Iyo Ashqaraarka Gabayga GOLE-JOOG Oo Koobaya Magacyada 164 Xayawaan Oo Ku Nool “Geeska Afrika”
“Gadhwadeen rasuul iyo markuu, Nuux galgalanaayay
Gobollada Sanaag buu ku furay,gaanki soo hadhaye
Wixi gurada doonta uga jiray,gooshkanaan tirine
Dhulba igama guunsana intay, gaa’dho weligeede
Gadaal-dhalad ninka I moodayoow, gaabis baad tahay” Cali Mooge.
Halkan waxa aan idinkuu soo gudbinaynaa nuxurka gabayga ashqaraarka ah ee GOLE-JOOG, kaas oo Cali Mooge Geeddi uu ku taxay; magacyada xayawaanka ku nool “Geeska Afrika” ama geyiga Soomaalida. Waxa uu u hormaynayaa Cali Geeddi boqortooyada xayawaanka; baho baho.
1-Xoolo ( 5ta maal adduun)
Geel
Lo’
Adhi
Fardo
Dameero.
2-Habar-dugaag
Maroodiga
Wiyil
Halgeri
Gisi-waalif
Faraw
Gunburi
Saryan
Biciid
Garanuug
Goodir
Siig
Goray
Carawle
Galab
Deero
Daba-taag
Bacayr
Cali-kud
Quslay
Sakaaro
Bakayle
Dhiddo
Doofaar
Qarandi
Daayeer
Qalammi
Diin
Aar
Libaax
Shabeel
Dhurwaa
Harimacad
Ismaliig
Yey
Weeraha
Dhidar
Golli (Dacawo)
Guduudane
Goolle
Xoorka
Dub-galaal
Ame
Wabar
Shurunshuur
Dinnad
47.Shibbiin.
3-Xammaarato.
Afarya-addinley
Dabagaalle
Soogur
Jirjirroole
Jilbis
Abguri
Abur
Good
Abeesada
Abriis
Kur-madoobe
Sangorofle
Gugume
Halaq
Good-caanoole
Isxabaal
Subxaanyo
Hangaraarac
Dibqallooc
Goodaaddo
Garxajiin
Dhiraantaxanyo
Caasha-badhi
Qorrato
Caaro
Garangoorri
Kudkude
Shilin-diin
Gafane
Gabdhaw
Laxawgaal
Goolal-tu’iyaan
Dhibiiq
Gabaarrey
Bawne
Xiddig
Tig
Sanwalo
Jiir
Qul
Mulac
Gurrate
Malaw
Cayraanyo
Siiraanyo
Oday-geeli-waa (gebgeble)
Ciirlula
Ursato
Dameer-geesaley
Buurya-jabis
Macooyo
Kababir
Dhaanwade
Dhuxun-ku-reeb
Jinac
Bacaw
Qudhaanjo
Aboor
106.Fadhaanfadh.
5-Haad
Sargoog
Xuur
Geel-toosiye
Garbajebiye
Kulaanbey
Baqaye
Galaydh
Shinbiralaaye
Yili
Xuunsho
Coomaadde
Tuke
Aboodi
Salamadhle
Gorri
Figirin-kurus
Fiin
Jugley
Galaw
Hanqawle
Xidinxiito
Daa’uus
Gobiyahan
Guumays
Xiid
Qudunquuto
Habas
Gabbalo
Galaalo
Kordahab
Shimbir
Qoollay
Adhi-tiris
Cirsan-ka-yeedh
Xamarre
Yaryaro
Qabille
Gilingil
Huryo
Gan
Dhawdhawle
Kirfac
Guu’guule
6-Fiidmeer (Naasley/Haad)
7- Cayayaan.
Balanbaalis
Ayax
Gaaraabidhaan
Diir
Duburlux (Dugurlax)
Jirriqaa
Dhuug
Takar
Doorshaanka
Shinni
Gunti-qaara-weyne
Dhurde
Kaneeco
164.Xamas.
Qalinkii: Cali Ileeye
Xigasho; Qalin ma-koobaan, Cabdala Xaaji Cusmaan.
(Suugaanta Cali Mooge Geeddi)