sudhnaadeene , Samadii daruur laguma arag Seermaweydadae
Eeylo iyo Siwaaqroonta xumi ha i suryeeyeene
Seetada ha ii gaabiyeen sabab la’aaneede. Seeddiyo boqnaha hay jareen sab iyo laangaabe. Sanqadhyari ha ii dilo baaniyaal siiqya looshadaye. Sanka hayga mudo inangumeed loo sarrayn jiraye. Sawaab iyo Guulwadii ha i sudhnaadeene , Samadii daruur laguma arag Seermaweydadae
So’dii ceelka waa waxa biyuhu uga sal guureene.
Adduunyadu sidaa kuma gudhoo subaxba waa cayne
. Nin kastoo sallaan dheer u baxa siibashaa xigiye
.Suuldaaro waw halis ninkay rag isa seegeene
. Sirqabahana taariikhdu way sahamindoon-taaye
. Maantana Siciidow waqtigu saamaxaad malehe
. Moorada salkeediyo xalaan sugay malluugtiiye
. Sufurtaa madow ee dayaxa saaran baan garanne
Af-hayeen aakhiiro sabaan waa qiiso cajiib ah,waxaana lagu xantaa inuu yahay khaa”in aan garanayn xayada iyo edaabta ay leeyihiin dadka wanaagsani,waa nin can ah.kuna nool. Magaalada hargeisa si fiican haddaankugu as-teeyo waa caato,aan cadku qaban waa mudhux la moodo inuu yahay aadun bahal ku maamay xoolaha ay leeyihiin shacabku ama ay shaqayteen dadka xir-fad layaasha ahii. Waa sheekooyinka baaniyaallada xinka iyo xaasidnimaddu,waa caadada lagu garto qofka aan wanaagsanayn hadaba dhaqanada guracan ee ay leeyihiin dadkan aan soo sheegnay waxaay tilmaam cadaan ah ku ifinayaan dabeecadaha la wadaa og-soon yahay ee uu leehaya wiilka caanka ku ahaan jiray wakhtigii u xidhnaan jiray shaadhka saxaafadda
Waxaana qarammeeyey wiil aad dhaliisha u neceb kaaso ah wasiir ka mid ah xukuummada uu hoggaamiyo axmed siilaanyo waxaana hadda uu baaniyaal ka haw-galla wasaaradda hawadda Somaliland,waxaana khaati ka taagan bahdii shaqada uu magaceedda ku heeelay.
Waxaana hadda indhaha saxaafaddu si weyn ulaa socdaan shaqada baaniyaalka oo ah mid dabeecadeedu dalka ku cusub tahay,inkasto ay wax ku xeeriyaan,isaagu waa mid bilaa xeer ah oo aanu xeer-baa qaban la soco raaikhda wiilka la magic baxay baaniyaal ka hawl galla wasaaradda duulista hawada somaliuland oo u shaqada siiyey wiilka caban ee lagu naaneyso muhanad.
Qalinkii
Khaddar Qaasim walan -wal