Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis waxa ay si wadajira tacsi ugu dirayaan Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka France oo walaashii Yusur Qalinle Kaahin ay ku geeriyootay Dalka Sweden.
Waxa ay Marxuumadaasi alle uga baryayaan inuu naxariistii Janatu fardawsa ka waraabiyo Ehelkii, Qoyskii Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.