Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta somaliland maxamed aadan Cilmi ilka case ayaa ku suntan masuul daacad ah, dedaal badana uu galay sidii uu horumar balaadhan uu gaadhsiin lahaa wasaarada warfaafinta oo ah meel ka mid ah meelaaha ay shacabka reer somaliland ugu qiimeeyan Nidaamka Dawladnimo. Agaasime ilka case waa wiil dhalinyaro ah, waxana waqtigiisua intaa badan geliyaa wax qabadka badda ah ee Xukuumadda siilaanyo o ah xukuumadii wax-qabadka.
Agaasime maxamed waxa uu dhiiri gelin iyo tabaarucaad ka geystaa wax kasta iyo baahiy walba ku timmaada shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Somalilnad ka hawl galaa. Isagoo marar badan tababaro uu furaa shaqaalaha waaxyahooda kala duwan. Waxana uu agaasimimuhuu geediyga wax-qabadka ku eeg-kaysiiyaa inuu siiyo gunnooyinka iyo Mushaharaadka shaqaalaha uu qaadan ay xilli hore ee lahaayeen. Waxana guntiga dhiisha iskaga dhigay Md ilka case inuu wasaaradda uu agaasimaha ka yahay ka dhigo mid taabo qaaday. Oo leh Himilooyin badan oo aanay la wadagin wasaaraddaha kale intaa badan. Maadama oo wasaaradani tahay mid Halbowle ah.
Waxa uu agaasimuhu marar badan isku dayaa sidiiwasaaradda warfaafinta somalilnd uga dhigi lahaa meel in badan laga dareemo wax-qabadka Xukuumada waxanay talaabadaasi oyo kuwo kaleba noqdeen kuwo ay ku guuleysteen Madaxda wasaaradda warfaafinta Somalilnd.
Waxa kale, oo mudadi uu Maxamed aadan Cilmi ahaa agaasimaha wasaaradda warfaafinta kor uu kacay shaqada wasaaradda oo markii hore ahaan jirtay meel iska fadhiid ah, waxana la odhaan karaa agaasimuhuu waa johorad wasaaradda warfaafinta Hadii ay wax qabsay kow ka ah.
Dadka dacaayadaha raqiiska ah la daba jooga agaasimaha waa kuwo aan micno badan lahayn isla markana salka ku hayaa Hun-guri taasi waa wax aan wanaagsanayd.
Qore: Cabdilahi Beershe cali
Berbera/somaliland