Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Anwar Maxamed Cige Oo Geeriyooday

0
50

Hargeysa(Hubaal):-Alle ha u naxariistee Agaasimihii hore ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Marxuum Anwar Maxamed Cigge ayaa ku geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Magaaladda Hargeysa, kadib markii uu Xanuun lama filaan ahi ku soo booday.

Geerida Marxuumka ayaa waxa shabakada caalamiga ah Hadhwanaagnews.com u sheegay qaar ka mida ehellada Marxuumka, waxaanay sheegeen Alle ha u naxariistee in Marxuumku u geeriyooday Xanuun ku soo booday, kaasoo markii lagu arkay ay u soo qaadeen dhinaca Cusbitaalka guud ee Caasimadda Hargaysa, balse uu ku geeriyooday Marxuumku.

Alle ha u naxariistee Marxuum Anwar Maxamed Cigge.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here