AKHRI:  Afartameeyo Dameer Oo La Xidhxidhay Iyo Dadkii Lahaa Qaarkood Oo Laga Dabageeyay

0
208

 “Dameer Kasta 50,000 oo ganaax ah ayaa laga qaaday dadkii lahaa…waxana la xidhay dadkii diiday.” Cabasho

“Dameeraha iyo Xoolaha oo dhanba waxaanu isla garanay…” Gudoomiyaha Dhoqoshay

Hargeysa, (Hubaal) – Guddoomiyaha  Degmada Dhoqoshay Maxamuud Cabdi Saleebaan (Doob)ayaa jawaab ka bixiyay eeddo loogu Jeediyay Inuu  afartameeyo Dameer sifo sharci darro ah u xidhxidhay, islamarkaana dadkii lahaa ku qasbay inay ganaax ka bixiyaan.

Si Aad U Akhrido Eeda marka hore loo jeediyay dameerahan iyo Amarka Marka Dembe lagu Taxaabay, fadlan guji sawirkan hoose.

dameer

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here