Waxa goor dhaweyd xafiiska imitixaanaadka qaranka JSL ku dhawaaqay Natiijadii imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee Somaliland, waxaana Halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah magacyada Ardadydii Kaalmaha hore ka gashay Imtixaanaadkaasi.
Magaca Iskuulka,Gobolka
1- Cabdiraxmaan Maxamed Cige Jaamac – Nuuradiin Schools, M.Jeex
2- Maxamed Cusmaan Aadan Guuleed – Imaamu Shaafici, Gabiley
3- Cabdillaahi Maxamed Cabdillaahi Xasan – Ubaya Binu Kacab, Awdal
3- Naciima Maxamed Faarax Jaamac – Smart, Togdheer
4- Shabcaan Maxamed Cali Ileeye – Imaamu Shaafici, Gabiley
5- Hana Jamaal Cabdurraxmaan Xasan – Salaama, M.Jeex
6- Bashiir Jaamac Maxamuud Muuse – Dayaxa,Togdheer
7- Cali Cabdi Jaamac Dabey – Dayaxa,Togdheer
8- Deeqa Aadan Axmed Diiriye – Ilays, M.Jeex
9-Maxamuud Khadar Xasan Ducaale – Salaama, M.Jeex
10- Cabdifataax Sh.Maxamuud Sh.Yuusuf Cobsiye – Ubaya Binu Kacab, Awdal