Hargeysa (Hubaal) Xisbiga Caddaaladda iyo daryeelka ee marka magaciisa lasoo gaabiyo la yidhaa UCID, ayaa masuuliyiin cusub u magacaabay garabka haweenka gobolka Maroodi-jeex ee xisbigaasi. Sida lagu sheegay qoraal uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha xisbigaasi, eng. Faysal Cali-waraabe oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Hubaal, waxa uu ku magacaabay hoggaanka sare ee garabka haweenka ee xisbiga Ucid, taasi oo u dhignayd:
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Akhri: Magacyada Xubnaha Loo magacaabay Hoggaanka Garabka Haweenka Gobolka M/jeex ee Xisbiga...