KU: Dhammaan Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE – Hargeysa…Ujeeddo: Wargelin… REF: XK/XGX/0042146/2015 Date: 13/10/2015
Dhammaan Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE inta joogta magaalada Hargeysa gudaheeda, waxa si xishamad iyo qadarin leh loogu wargelinayaa in laga bilaabo 17/10/2015, maalinta Sabtida, xarunta dhexe ee xisbiga laga bilaabayo diyaarinta kaadhadhka aqoonsiga kalfadhiga 5aad ee Golaha Dhexe.
Sidaas darteed, waxa laga rabaa in xubin kastaa keento laba sawir ama ay sawirka iskaga qaadaan xarunta xisbiga.
ALLAA MAHAD LEH
Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE
Xasan Siciid Yuusuf