Leyla Trabelis waxay ahayd xaaskii madaxweynihii hore ee dalka Tunis-ka Xabiib Burqiiba markii uu jilcay, xanuuna ku habsadey Xabiib Burqiiba ayaa Leyla Daraabulis ay la heshiisey dhawr nin oo ku jirey xukuumadii Xabiib Burqiiba, waxaana ka mid ahaa Siinal-caabidiin bin Cali oo ay Layla Daraabulus ka dhigtey ninka dalka Tuunis ugu awwooda badan.
Layla Daraabulis waxay ahayd sannadahii Sideetamaadkii qofka loogu hadal haynta badan yahay dalka Tuunis, waxaanay ogeyni intabadan dalka Tuunis kamay dhici jirin,ugu dambayntiina waxay hoos u guursatey ninkii ay samaysey ee Siinal-cabidiin.
Geeridii Xabiib Burqiiba ka dib waxa dalka Tuunis madaxweyne ka noqday Siinal-caabudiin bin Cali oo xaaskiisana ay tahay Layla Daraabulis.
Muddo dheer ayaanay dalka Tuunis ku xukumayeen nidaamka keli-talisnimada oo ugu dambayntiina gadood kii shacbi ee dalka Tuunis ka dhacay ayaa lagu khaarajiyey Siinal-caabudiin iyo Layla Daraabulis.
waxaanay imika qaxootinimo ku joogaan dalka Sucuudiga gaar ahaan magaaladda Jidda.
Qalinkii; Cali cismaan Cabdi libaax (cali xaraaro)