Amar Waqtigii Mucaaradnimo Uu Aad Uga Dhiidhiyay Madaxweyne Siilaanyo Oo Maamulkiisu Dabaqay
“Waxaanu leenahay, Xassan Rayaale ha dhaco… Daahir Rayaale ha dhaco” – Axmed Siilaanyo April 05 2009.
“Badhasaabyadu waxay noqonayaan Wakiillada Xisbiga UDUB oo hubaysan” – Dr. Gaboose
GUJI HALKAN OO DAAWO Dhukumentiyo Amarro Ah Oo Maamulku Soo Saaray iyo warbixin Is Barbar Dhig Ah Oo Ku Saabsan Arrimaha Ay Xukuumaddu Dabbaqday