HALKAN KA DAAWO: Mujaahid Cali Guray Oo soo dhaweeyay wadahadaladii Jabuuti ka dhacay.
Cali Guray waxa uu sheegay in Wasiir Xirsi,Guddoomiye Baashe iyo xildhibaan Cali Mareexaan aanay qadiyada Somaliland waxba ka garanayn,oo loo baahan yahay in xukuumaddu ay la tagto miiska lagu wada-hadlayo rag qarnaqsan karo.
Xisbiga Kulmiye-na waxa uu ku sifeeyay xisbi qofku markuu ku caqliyaysto uu iskaga tagayo
HALKAN KA DAAWO INTAA IN KA SII FAAH-FAAHSAN OO CALI GURAY KA HADLAY