“Annagu Dooni Mayno Somaliland Aanu Marti Ku Nahay,Waxaanu Doonaynaa Somaliland La Wada Leeyahay”

0
137

Hargeysa(Hubaal)-Cali Khaliif Galaydh ayaa khudbad uu magaalada Hargeysa ka jeediyey madal lagu soo casuumay waxa uu shaaciyay in aanu rabin Somaliland uu marti ku yahay ee uu ujeedadiisu tahay hirgalinta somaliland la wada leeyahay,sidoo kaelna waxa uu ka hadlay taariikh hore iyo heshiiskii Somaliland iyo kooxda Khaatumo.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here