Guriga DHAQAALE Aqoon Intee Le’eg Baad Ka Haysataa Tixraaca Summada U Ah Badeecadaha Badankooda?
DAAWO OO KA Bogo Barnaamijka Xogta Dahsoon Ee Uu Soo Saaro Xuseen-Kurdi, Kaasi oo Qaybtan Kaga Hadli Doona Macnaha calaamada ku Taalla Badeecadaha badankooda
Aqoon Intee Le’eg Baad Ka Haysataa Tixraaca Summada U Ah Badeecadaha Badankooda?
calaamadan waxaa isticmaalkeeda laga bilaabay dalka Maraykanka badhtamihii qarnigii labaatanaad, xiligana waxaa loo isticmaalaa qaybo ganacsi oo kala duwan
