Arday 81 Ah Jir Ah Oo 39 Sano Gudbi La Imtixaanka Dugsiga Sare

0
56

India (Hubaal-W/wararka)- Arday ay da’diisu 81-sano jir ayaa la sheegay inay nasiib xumo ay haysto ka dib markii uu ka gudbi waayay imtixaanka dugsiga sare waxa uuna dhacay Imtixaankii sodon iyo sagaal jeer 39 marka laga bilaabo imtixaankii u horeeyey ee uu u fadhiistay oo ahayd 1969.

Odaygan ardayga ah oo magaciisa la yidhaahdo Shiv Charan ahna beer qodato kaasoo ku nool xaafad lagu magacaabo Kohari oo ku taala dalkaasi India ayaa lagu soo waramayaa inuu aad u jecel yahay waxbarshada balse nasiib xumada haysata ayaa ah baa la leeyahay inuusan laheyn faham fiican oo uu duruusta loo dhigo ku qaban karo, arrintaasna ay ku kalifto in imtixaan kasta uu fadhiisto uu keeno dhibco aad u hooseeya.

Haddaba, ardaygan odayga ah oo ay saxaafaddu ka wareysatay mustaqbalkiisa ayaa la sheegayaa inuu weli ku adkeysanayo, isla markaana ku cel celiyay ilaa inta uu ka dhimanaayo uu sii fadhiyi doono fasalkiisa dugsiga sare si kastoo da’diisa u sii socoto.150611154804_shiv_charan_at_exam_center_624x351_ayadav

Ardaygan Ayaa markasta waxa uu imtixaanka lagalaa la fasal na yahay Caruur uu da’ahaan uu u noqonayo Awoow , Arday Shiv ayaan wali guursan doobna ah maadama oo uu markasta ku adkaysan jiray in aanu guursan doonin ilaa uu gudbo imtixaanka taas oo nasiib daro imitixaankii sanadkana uu gudbi waayay.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here