AYAAN iyo Cabdisalaan-Alf….Alf…Mabruuk: Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

0
34

Hooyo Caasha Sheekh Muxumed Warsame iyo Caruurteeda oo kala Ah:

 Nimco Xaaji Cali Yuusuf iyo Saygeeda, Cabdiqani Xaaji Cali Yuusuf iyo Ooridiisa,  Maxamed Xaaji Cali Yuusuf, Edna Xaaji Cali Yuusuf, Nafiisa Xaaji Cali Yuusuf, Nuura Xaaji Cali Yuusuf, Mabruuka Dayib Yuusuf, Mukhtaar Dayib Yuusuf, Mumtaas Dayib Yuusuf, Habo Koos Sheekh Muxumed Warsame, Habo Ruun Sheekh Muxumed Warsame, Nafiisa Maxamed Muxumed, Nashaad Maxamed Muxumed, Bilan Maxamed Muxumed. Dhammaan Dadkaasi waxa ay Hambalyo iyo Bogaadin U dirayaan Meherka Caruuska iyo Caruusadda:

Cabdisalan Maxamuud Muuse & Ayaan Mahdi Maxamed

Oo Shalay Jimcihii ee Bishu Ahayd 8-da August Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Hargeysa, Waxaana Ay Leeyihiin Gacal iyo Sokeeyaba guurkiina lagu farax, Guulle lagama waayee gobonnimo ku Aqal Gala, Eebena Ha Idinka dhigo kuwii Aqal-galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, Ubad khayr qabana kala hela……Aamiin…Aamiin.

Ayaan iyo Abdisalaan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here