Xafiiska Guddida Qandaraasyada qaranku waxa uu baahinayaa isla markaana ku wargelinayaa dhammaan shirkadleyda reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha iibka gaadiidka iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan qandaraaska iib gaadiid oo dawladdu doobayso.