Golaha baarlamaanka Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ku taageeray heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dekkeda Berbera ee ay kala sexeexdeen Dawladda Somaliland, Itoobiya iyo shirkadda DP world.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Baarlamaanka Somaliland Oo Aqlabiyad Ku Taageeray Heshiiska Dekkeda Berbera (Daawo)