Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Saaka Xabsiga Dhigay Wariye Maxed C/laahi (Soofadhiste)

0
44

Maxed c/laahi Faarax (Soofadhiiste ) oo ka mid ahaa wariyaasha madax banana ee ka hawl gala gobolka saaxil Gaar ahaa  TG Somali challe  iyo wargeyska Saxafi  ayaa saaka isagoo shaqadiisa maalin ahaa ku gudo jira ciidanka police ugu yimaaden xarunta dawlada hoose berbera oo ka socotay munaasibad ay dalada heer qaran sonyo qalab sport  ugu wareejinayeen wasaarada dhalin yarada ciyaaraha “

DSC08856

Halakaas ayaa ciidan uu hogaaminyo taliye xigeenka police gobolka saaxil uga yeedhen wariye soofadhiiste oo ay u sheegen in uu xidhan yahay oo saldhiga dhexe la rabo

Wariye soofadhiiste ayaa intii aanu fuulin gaadhiga lagu qaadi ahaa cod kooban oo warbaahinta siiyay ku sheegay inuu amarka xadhigiisu ka yimi guddomiyaha gobolka saaxil Fahmi cabdi Bidaar .waar waad maqlaysaan oo xadhigayga waxa  ka danbeeya  Badhasaabka gobolka saaxil  fahmi cabdi bidaaar sidaa saxiibayaal kula socda oo qalabka ii qaada “

Badhasaabka gobolka saaxil oo aan isku dayay inaan wax ka waydiino xadhiga  wariyaha iyo ujeeda ka danbaysa ayaa noo suuro galin xafiisa oo aanu ka wayn awgeed iyo telephone gacan noo dhici  waayay

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here