Burco(Hubaal) – Badhasaabka Gobolka Togdheer ayaa gabi ahaanba maanta albaabada u laabay shirkad mageeceda lagay sheegay “Teines” taasi oo qaab ribo ah amaba xaraana uga shaqaynayasay isala markaana xarumo uga furatay gudaha magaaladda Burco ee xarunta gobolkaasi Togdheer.
Muuqaalkan Warkan Hoost Ka Daawo: