BAHDA HUBAAL MEDIA NETWORK OO IDIN LEH (CIID MUBAARAK) DHAMMAAN UMMADA MUSLINKA IYO SHACABKA SOMALILAND

0
72

Bahda HUBAAL MEDIA NETWORK waxa ay hambalyo iyo bogaadin CIIDAL FIDRIGA awgeed u dirayaan dhammaan ummada Muslimiinta Adduunka meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaa shacabka jamhuuriyada Somaliland gudo iyo dibadba, waxaanu leenahay (kulu caam,wa antul bikhayr) Illaahay Ciidan ciideeda kale ha inagu gaadhsiiyo bash-bash iyo badhaadhe

EID MUBARAK

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here