Bahda HUBAAL MEDIA Waxay TACSI Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyska Iyo Qaraabada Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Axmed Hawsi Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0
34

tacsiTACSI: INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Maareeyaha guud HUBAAL Media Network Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Network Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Madaxa Wararka ee Wargeyska HUBAAL , Axmed Cumar Axmed (Timo), Madaxa Barnaamijyada ee Wargeyska HUBAAL Mustafe Maxamed CAbdillaahi (Faro), Sakariye Axmed Jaamac, Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Maxamed (Shiine), Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Cabdinaasir Maxamuud Yuusuf (Cago), Jamaal Ibraahim Maxamed, Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdillaahi (Bidaar). Maxamed Jaamac Maxamed (Xato), Cabdikariin Ismaaciil Xariir (Karo), Khaalid Maxamed, Cabdixakiin Axmed Cumar, Cabdiraxmaan Faa’is iyo Dhammaan Hawl-wadeennada iyo qalinleyda Bahda HUBAAL Media Network waxa ay dhambaal tacsi ah u dirayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Axmed Hawsi oo ku geeriyooday shalay 09/15/2016, magaaladda Hargeysa. Waxa aanu marxuumka Alle uga baryaynaa inuu naxariistiisa janno geeyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga  Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. ………Aamiin………….Aamiin………….Aamiin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here