BAHDA HUBAAL Waxay Hambalyo U Dirayaan Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cilmi Iyo Marwadiisa Ayaan Maxamuud Faarax Oo Xalay Hargeysa Ku Aqal Galay

0
160

“BARAKALLAHU LAKA WA BARAKA ‘ALAIK, WA JAMA’A BAINAKUMA FI KHAIR”

Maareeyaha guud ee HUBAAL Media Network (HMN) Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Network (HMN) Xasan Xuseen Cabdillaahi [Keefkeef], Madaxa Barnaamijyada iyo Mareegaha ee HUBAAL Mustafe Maxamed Cabdillaahi (Faro), Axmed Cumar Axmed (Timo), Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Shiine, Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan-rakuub, Cismaan Axmed Cismaan, Sakariye Axmed Jaamac, waxa ay hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaan Caruuska iyo caruusadda:

ENG. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cilmi Iyo Marwadiisa Ayaan Maxamuud Faarax

Oo xalay oo bishu ahayd 06 August, 2017 ku aqalgalay magaaladda Hargeysa, waaxanu leenahay Allah ha idinka yeelo kuwii kala hela ubad khayr qaba oo dadkooda, diintooda iyo dalkoodaba anfaca. Aamiin……….Aamiin…………Aamiin…………..Aamiin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here