“…Bal sawir gacmeedkan si fiican uga bogo, kadibna wax ka dheh…
Waa markab aad u weyn oo ilaa lix dabaq ah oo kala sarreeya kaasi oo sida [ay saaran yihiin] dad aad u fara badan. Markabka ayaa isaga oo gooshaya badweynta ayaa waxa uu jiidhay Buur badda hoosteeda ku taalla, kadibna waxa jabtay jir-jirkii markabka oo waa uu dalooshamay, waxaana xagga hoose ka soo galay biyo.
Dabadeed Maxaa Dhacay?…Si Aad uga bogato dabaqyada kala sarreeya iyo dadka kala degen iyo xaalladooda fadlan guji sawirka hoose ee Markabka
W/Q: Cali Cismaan Cabdi Libaax {Cali-Xaraaro}
FACEBOOK: www.facebook.com/calicismaan.libaax