Guud ahaanba caalamka waxa la isku raacsan yahay in xayaysiisku uu qayb aad iyo aad u muhiim ah ka yahay ganacsi kasta oo la samaynayo,haddaanu ahayn ba qaybta ugu muhiimsan,xataa waddamada horumaray ee caalamka markaad eegto waxaad arkaysaa in xayaysiisku uu yahay ka marwalba kobciya ganacsiga ay markaa dadku ku jiraan.
Haddaba markay noqoto Somaliland waxa kaalintaas oo kale kaga jirta laga soo bilaabo 2007-dii oo buuxisay shirkadda Sagaljet ee xayeysiiska iyo daabacaada,shirkadda Sagaljet mulkiilayaasheeda waxa kamid ah Cabdi Yuusuf Aar waxaanauu wariye Hereri oo wareystay uga sheekeeyay siddii ay ku bilaaban tahay.
DAAWO wariye Cabdisalaan Hereri oo Barnaamijkan Ku Wareysanaya Cabdi Yuusuf Aar oo kamid ah Mulkiilayaasha shirkadda Sagaljet