“Madaxweynaha JSL meel uu ku siiyey raalli-galin Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID haba yaraatee ma jirto. Balse Xoghayaha Madaxweynaha JSL ayaa uu u gudbiyey lifaaq ah jawaab celin ku saabsan raalli-galinta Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Jabbuuti, kaddib markii Safiirka iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng.” Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Maxamuud Warsame jaamac
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN “Baroortu Orgiga Ka Weyn, Ee Onkodoow, Xeeshaa Dhac”. Madaxtooyada Oo U Jawaabtay...