Burco(Hubaal)- Beesha Degta Deegaanka Dhagax-dheer, Dhaliyarey Iyo Taalabuur Ayaa Xalayto Xaflad Balaadhan Oo Ay Ku Qabsadeen Hotel Deero Kaga Tashaday Aayaha Iyo Midnimada Beesha, Waxaanay Beeshu Baaq dheer U direen Musharaxiinta ku Loolamaya Inay Iska Soo Sharaxaan Beesha Dhexdeeda, Iyagoona Odayada Beeshu Ay Xaqdaro Ku Tilmaameen Musharax Habeen Hore Shaaciyay Inay Beeshu Isku Raacday,
Odayada Iyo Dhamaan Qaybaha Kala Duwan Ee Beesha Aadan Maxamed Ayaa Go,aano Ka Soo Saaray Musharax Sheegtay In Odayada Beeshu Ansixiyeen, Waxayna Baaq Udireen Dhamaan Muharixiinta Beesha uguna Baaqay Inay Soo Fadhiistaan Dhamaantood Miiska Wadahadalka Si Cadaaladana Loogu Xaqsoori doono, Balse aanay Cid qudha U afduubayn Inay Siiyaan Musharaxnimada
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi Oo Faah faahsan