Qaloocan (Hubaal) – Waxaa dorraad Tuullada Qaloocan oo ka tirsan degmada dhoqoshay shir uga furmay beelweynta ibraahin sheikh isxaaq ee sanbuur, waxaana shirkan ka soo qayb galay siyaasiyiin, ganacsato, xildhibaano iyo qurba joog shirkan ayaa socon doona ilaa 25 bisha isla markaasna lagaga tashanayo aayaha beelweynta ibraahin sheikh isxaaq ayaa noqonaya shirkii ugu horeeyey ee ay yeeshan beelweyntani, kaas oo ay soo dhaweeyeen bulsha badani ayaa maantaba laga dhex doortay gudida farsamo ee hagidoonta isla markaana ka shaqayn doona hawlaha shirweynahan, beelweynta ibraahin sheikh isxaaq ayaa ka mida beelaha ugu waaweyn Somaliland, waxaana ay sheegeen in shirkani ahayn mid qaranka iyo dadkaba wax udhimaya balse yahay mid ay aayahooda kaga tashanayaan isla markaana aan wax dalka iyo dadka laf jab ku ahi aanu ka soo baxayn, aayaha beelweynta ibraahin sheikh isxaaq ayaa noqonaya shirkii ugu horeeyey ee ay yeeshan beelweyntani, kaas oo ay soo dhaweeyeen bulsha badani ayaa maantaba laga dhex doortay gudida farsamo ee hagidoonta isla markaana ka shaqayn doona hawlaha shirweynahan, beelweynta ibraahin sheikh isxaaq ayaa ka mida beelaha ugu waaweyn Somaliland, waxaana ay sheegeen in shirkani ahayn mid qaranka iyo dadkaba wax udhimaya balse yahay mid ay aayahooda kaga tashanayaan isla markaana aan wax dalka iyo dadka laf jab ku ahi aanu ka soo baxayn.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Beesha Ibraahim Sh. Isaxaaq Oo Shirweyne Uga Furmay Deegaanka Qalloocan