Bogaadin Suldaan oo Ku Socota Bahda Jaamacadda Gabiley

0
30

suldaan barreAniga oo ah Suldaan Axmed Cabdi Askar (Suldaan Barre), waxaan halkan hambalyo uga dirayaa dufcadii afaraad ee ardaydii ka qallin-jabisay Jaamacada Tima-Cadde ee Gobolka Gabiley, waxaanan leeyahay kuwii cilmiga ay barteen wax ugu qabta diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba.        Sidoo kale waxaan halkan uga mahad celinayaa sida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo waftigii uu hoggaaminayeyba ay u soo ajiibeen dalabka inuu ardayda la qaybsado farxada qallin-jabinta.             Dhinaca kale, waxaan halkan baaq uga dirayaa dhallinyarada naftooda khatarta ku geliya baddaha si ay wadamo shisheeye u tagaan, waxaanan leeyahay wax barta oo ka qayb qaata horumarka dalku ku tallaabsaday.

Suldaan Axmed Cabdi Askar(Suldaan Barre),

Gabiley, Somaliland

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here