Innaa Lillaahi Wa-innaa-ileyhi raajicuun
Maareeyaha guud HUBAAL Media Network Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Network Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Madaxa Wararka ee Wargeyska HUBAAL , Axmed Cumar Axmed (Timo), Mustafe Maxamed CAbdillaahi (Faro), Sakariye Axmed Jaamac, Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Maxamed (Shiine), Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Cabdinaasir Maxamuud Yuusuf (Cago), Garyaqaan Sacad Yaasiin Maxamuud, Jamaal Ibraahim Maxamed, Dhammaan Hawl-wadeennada, qoreyaasha iyo qalinleyda Wargeska maalinlaha ah ee HUBAAL iyo Mataankiisa toddobaadleha ah ee THE INDEPENDENT iyo guud ahaanba bahda HUBAAL Media Network waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, ehelkii, qaraabadii, asxaabtii, ciidammada Asluubta iyo guud ahaanba qaranka Somaliland, geeridii naxdinta lahayd ee ku timi alla ha u naxariistee: Marxuum gaashaanle sare Cumar Axmed Yuusuf oo kamid ahaan jiray saraakiisha sare ee ciidammada asluubta Somalilandku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, laguna aasay caasimadda Somaliland ee Hargeysa 22/08/2016. Marxuum Cumar Axmed Yuusuf oo ka mid ahaa odayaasha reer Hargeysa waxa uu doorar shariifka ah ku lahaa hawlihii kala duwanaa ee dalku soo maray. Waxaanay marxuumka Alle uga baryayaan inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, qaranka, madaxdhaqameedka iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin.
Sidoo kale waxaa Dhambaal Tacsi ah oo diraya masuuliyiinta magacyadoodu kala yihiin:
Hoggaanka Caafimaadka ee Ciidammada Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Dr. Maxamed Cali Oday, Hoggaanka hawl-gelinta ee Ciidammada Asluubta Somaliland Gaashaanle Sare Cabdi Xasan Caduur, Wasiirkii hore ee dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Ibraahim Madar, Muj. Jaamac Nuur Xasan, Dr. Ibraahim Cumar Cismaan, Dr. Maxamed Axmed Cabdi (Carabayte), Dr. Axmed Cabdi Xuseen, Xildhibaan Maxamuud Jaamac (Warfaa), Muj. Maxamuud Ibraahim Axmed, Khadar Cabdi Jaamac (Dhagax-buur), Liibaan Maaweel Shire, Axmed Cali Ciyaalle (Cir-guje), Cabdillaahi Cismaan Cali (Shibbiin), Khadar Maxamed Cabdi, Cabdi Maxamed Abokor, Xasan Xuseen Cabdillaahi, Cabdiraxiim Ismaaciil Cabdillaahi, Muuse Warsame Guuleed, Keenadiid Maxamed Khaawi, Maxamed Xaaji Maxamuud, Cali Dool Axmed (Qoryoolley) Iyo Dhammaan xubnaha barkulanka Gelin-hore ee Magaalada Hargeysa waxa ay Alle ha u naxariistee Marxuum gaashaanle sare Cumar Axmed Yuusuf oo kamid ahaan jiray saraakiisha sare ee ciidammada asluubta Somalilandku oo ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, laguna aasay caasimadda Somaliland ee Hargeysa 22/08/2016. Marxuum Cumar Axmed Yuusuf oo ka mid ahaa odayaasha reer Hargeysa waxa uu doorar shariifka ah ku lahaa hawlihii kala duwanaa ee dalku soo maray. Waxaanay marxuumka Alle uga baryayaan inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, qaranka, madaxdhaqameedka iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin.
Sidoo kale waxaa Dhambaal Tacsi ah oo diraya Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, ehelada iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cumar Axmed Yuusuf oo kamid ahaan jiray saraakiisha sare ee ciidammada asluubta Somalilandku oo ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, laguna aasay caasimadda Somaliland ee Hargeysa 22/08/2016. Marxuum Cumar Axmed Yuusuf oo ka mid ahaa odayaasha reer Hargeysa waxa uu doorar shariifka ah ku lahaa hawlihii kala duwanaa ee dalku soo maray. Guddoomiyuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, qaranka, madaxdhaqameedka iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin. Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE