Borama: Odayaal Iyo Dhalinyaro Baaq Ka Soo Saaray Muddo Kordhin Sharciga Baalmarsan Oo Xukuumadda Wakhtigeedu Sii Dhamaanayo Loo Sameeyo

0
68

Baaqan ay soo saareen odayaasha iyo dhalinyarada gobolka Awdal waxa uu darnaa mid ka digaya muddo kordhin sharciga baal marsan oo loo sameeyo xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ee wakhtigeedu sii dhamaanayo iyo amuuro kale.

DAAWO MUUQAALKA WARKAN:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here