Odayaashan oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Burco ayaa eedo dusha uga tuuray guddoomiyaha degmada Duruqsi,islamrkaana xukuumadda ugu baaqay inay wax ka qabato nin wade ka ahaa gaadhi ambalaas oo ay sheegeen in guddoomiyaha degmadaasi uu si sharci daro ah uga qaaday gaadhiga islamarkaana uu guddoomiyahu ku dalbaday niman garaacis iyo dhaawac u geystay wadahii gaadhiga
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN BURCO: Odayaal Eedeeyay Guddoomiyaha Degmada Duruqsi,Xukuumaddana Baaq U Diray