DHAQAALEMAQAALWARARKA CAAWI INTA AAD KARTO: Qoys Danyar ah: Hooyo Haysa Laba Wiil Oo Xanuunka Dhimirka Qaba Oo Bulshada Muslimka Ah Gargaar Weydiisatay By Hubaal - August 21, 2016 0 69 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hooyo danyar ah kuna Nool Magaalada boorama ayaa u baahan in Gargaar loo fidiyo waxaanay hooyadaasi Gacanta ku haysaa laba Wiil oo Mudo badan xanuunsanaya.