Cabdillaahi-jawaan Oo Iska Casilay Xilkii La Taliye Ee Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xubinimadii Guddiga Fulinta Ee Xisbiga KULMIYE

0
48

Hargeysa(Hubaal)-La taliyaha madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinka Md. Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan), ayaa iska casilay xilkii la taliye madaxweyne ee uu ka hayay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.

Siyaasigan caanka ah ee Cabdillaahi-jawaan ayaa ka mid ah tirada yar ee odayaasha waayo arag ah ee weli ka sii tirsanaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here