Cajaa’ib! Ma U Baahan Tahay Kaalmo Caafimaad Oo Bilaash Ah Gaar Ahaan Reer Oodweyne Iyo Dadka Ku Nool Nawaaxiga Gobolka Daad-madheedh

0
61

”Waxa Lagu wargelinaya Dadweynaha ku Dhaqan Gobolka Daadmadheedh Ee Magaalada Oodweyne Iyo Nawaaxigeedaba In Xarunta AKADEMIYADA BARASHADA CAAFIMAADKA Magaalada Oodweyne Ay Kugu Hawl Geli Doonto Dr’S Nawaal ALI Oo Ku Takhasustay Xanuunada ILkaha Iyo Weliba Ciridka Kana Soo Boqooshay Dalka SWEDEN.

ogaysiis22-boodboodayaa1

Waa Kaalmo Caafimaad Oo Lacag La’aan Ah /Bilaash Ka Faa’idayso Shaqadu Waxa Ay Bilaabmaysa 16/Bishan Juun . 2014 Maalinta ISNIINTA.

Hore Ugaadh

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xidhiidh

Dr Ibrahin Jaama Kaahin

Tell:- 063-4029801 ‘

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here