Ururka horumarinta iyo daraasaadka Somaliland ee SODRA waxa uu ogeysiinayaa bulshada ku dhaqan Somaliland gaar ahaan ardayda Sannadkan ama Sannadihii ka horeeyay ka baxday dugsiyada sare ee dalka oo sababo dhaqaale daro u sii wadan kari waayay waxbarashadooda