Cali Aareeye waxaa uu ka tirsan yahay xildhibaanada ugu faca iyo dhaqanka toosan waxaanu kasoo hadhay xildhibaanadii sharafta iyo milgaha kaga tagay dalka ee aan lasoo dooran ,Cali Aareeye waxaa uu kasoo jeedaa gobolka Selel oo godobo horena ka tirsanayay xukuumada Axmad Siilaanyo waxaanu ku jiraa kaledii wax xildhibaana ah oo kasoo jeeda gobolka Selel ee beel ahaan ku jira xildhibaanada Somalilnd.
xildhibaan Cali Aareeye waa nin aad u sal balaadhan oo ah siyaasi ruug cadaa ah oo wax badan uga soo joogay xaaladihii uu dalkani soomaray ,cali aareeye maaha calooshii wate ee waa nin isku kalsoon oo si iskumida ugu wada jawaaba beelahan fuqataaga ee isku haysta inay kalidood leeyihiin jamuuriyadan xildh cali aareeye si isku mida ayuu ula hadlaa Samaroon iyo Isaaqa mana aha Nin habrada waxaana laga garankaraa siada siku kalsoonaanta le ee uu uga hadlo arimaha siyaasadeed ee lasoo darasa dalaka waxaa uuku hadlaa lahjad kakan oo ay fahmi karaan inta uurka ka bugta a sida lagawada warqabo cali aareeye waaxildhibaan aysaxaafada soomaaliland aad ujeceshahay wararkiisa waxaana ay aroorwalaba isku dayaan inay ka helaan war maragna waalaga yahay cali aareeye maaha ninloo qaadhaamo indho xanuun iyo waxla mida siada uu shalay kursiga isagu kala bixyay in cali aareeye uuka cadhooday indhaha ooloo jeexi waayay alaylahe adaa dhuxulaw cali ku galaafatay oo ugu jawaabay si kabaxsan milgaha dadnimo .
Waxaanan dhuxul iyo madaxwaynaha u sheegaynaa incali aareeye haysto madaxtooyo labaad oo uutolkii ka buuxo isla mar ahaantaana uuleeyahay dawlad shaqaysa oo haysata ictiraaf caalami ah looguma hanjabi karo haragaysa laakiin codka shalay kasoo yeedhay kuma cusba dhagaha shacabka soomaalilnd oo siyaasada madaxwaynaha in soomaaliland aytahay kala kaxaynta shacabkan soomaaliland inaga oo hore u ogayn indabada laga maray dadkii sharafta lahaa ee gobolada bariga soomaalilnad ayaa shalayna dhagar laga galay halyayga kalida ku ah labaatanka sanadood beeshiisa ciise lana jooga shacabka soomaalilnad isaga marwalba u heelan badbaadinta dawladnimada soomaaliland
Waxaanan ugu bushaaraynayaa xildh cali aareeye iyo ubadkiisa inaanay niyadjabin hadalada dhiilada xambaarsan eekasoo burqanaya madaxwayne siilaanyo aqalkiisa madaxtooyada ee uu ogaado in shacabka soomaalilnd inta danaysa dawladnimada soomaalilnd inay kula safantahay dareenkaaga waxaanan leenahay caliyaw waanu kula soconaaye sidaa daacad u ahayw
Waxaanan kusoo gabagabaynayaa cali aareeyaw cadawgaa ha jabo wabilaahi tawfiiq
QALINKII AA< CIIDLE HARGAYSA SOOMAALILND