Buhoodle-(Hubaal)- liiska Golaha wasiirada maamulka Khaatumo ayaa Cali khaliif xidh cidlo ah ku magacaabay
Halkan ka akhri magacyada xubnaha uu magacaabay iyo mid waliba degaanku ku abtirsado iyo Wasiirka ugu tunka weyn oo hore Golaha Wasiirada xukumada Siilanyo uga tirsanaan jiray.
Maxamed Cali Cartan -Wasiirka Wasarada Arimaha dastuurka iyo Federalka …Taleex
Mukhtaar Ciise Faarax- Wasiirka Wasaarada Macdanta & Biyaha… Boocame
Xasan muuse Cawl- Wasiirka Wasaarada Maaliyada… Carooley
Axmed Gacmo yare-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta… Dharkayn geenyo
Kayse Cabdi yusuuf- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta… Widh widh
Faarax Cade Faarax – Wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada… Ceegaag
Ismaaciil Axmed Cali-Wasiirka Wasaarada amniga…. Buuhoodle)
Ibraahim Guure-Wasiiru Dawlaha Xanaanada Xoolaha,….. Laascaanood