Hargeysa (Hubaal):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa maanta waxa uu si adag uga hadley dagaalka Tuko-raq isaga oo Ciidamada Somaliland ugu baaqay in ay hore u sii socdaan ilaa ay ka gaadhayaan xuduudooda. .
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN “Ciidamada Qaranka Waa In Ay Tuko-raq Sii Dhaafaan”..Faysal Cali Waraabe