HUBAAL TV: Cilmi Iyo Madadaallo: Bandhigga Caalamiga Ah Ee 9aad Ee Buugta Hargeysa.

0
52

Hargeysa (Hubaal) dhawaan waxa la qaban-doona carwadda bandhigga caalamiga ah ee buuggaagta hargeysa oo ay qaban-doonto xarunta dhaqanka ee hargeysa waxanay ku qaban-doonan hotel guuleed ee magaalada hargeysa waxanay bilaabmi doonta maalinta sabtida ah ee ay bishu tahay 23 july ilaa 28 july ee sanadkan lagu jiro 2016

Hadaba dadweynaha waxa lala socod siinaya in ay ka soo qeyb-galaan bandhigga buuggaagta hargeysa.

Halkan ka daawo………..

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here