Hargeysa (Hubaal) Guddoomiye Xigeenka Saddexaad Ee UCID Mujaahid Cali Guray ayaa eedo u jeediyay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu tilmaamay inuu khiyaameeyay,isla markaana uu kaga baxay labada xisbi ee kale heshiish ay wada gaadheen,waxana guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee xisbiga UCID Cali Guray uu sheegay inaanay ka xisbi ahaan ka qaybgalayn mudaharaadka xisbiga Waddani ku baaqay in maalinta Beri ay ka dhigayaan dalka.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN “Cirro Maaha Markii Ugu Horeysay Ee Uu Guddoomiye Faysal Khiyaameeyo Wuu Isaga...