Cirro Sidii U Caadada Ahayd Waa Kaa Ka Maquurtey Xuskii 18 May 2018.

0
17

Dhamaan waxaan ummadda Somaliland salaan iyo hanbalyo u dirayaa malintii la hantiyey xorayadii luntey ee dib loo hely 18 May 1991 kana soo wareegtey 27 sano GUUL IYO GOBANIMO DHAMAAN SOMALILAND!!!

Waxaan si xeel dheer u darsey bal Gudd:Ciro inta xus ee maalinta 18 May uu ka qayb qaatey mudo 27 sano ah.

12 sano ayuu ahaa Gudd:Ciro ahaa horjoogaha Barlamaanka wax ala wax uu ka qayb gaatey xuska 18 May ma jiro.maalinta 18 May wuu dhoofa ama ma yimaado.

Hadaba maxaa  Gudd:Ciro ku kalifa inaanu iman mar walba xuska 18 May??

Ma aaminsana 18 May miya?

Ma maxaa ka siya  Gudd:Ciro ma DHANXIIR baa?Waxaan maqaal ka gorey 24/02/2016 tariikhdii  Gudd:Ciro xalkana ka eeg hoose.

kolkaasi waad ogaan waxa  Gudd:Ciroutagi waayoxuska 18 May.

 

TARIIKH MADOW AYUU GUDOOMIYE CIRRO KU LEEYAHAY HALGANKII GOBANINADDA IYO XORIYANTII  SOMALILAND 18 May.

 

Tariikhdu sideedaba been ma sheegto waana dhacdo dhacday oo jirtey waqti tagay,waxaan la soconey in dunida ay jireen laba quwadood hadaba 1985 waxaa bilaab may in quwadii la odhan jirey Union of Soviet Socialist Republics(USSR) uu madax weyne u noqdo Makhail Gorbaches isla markiiba wuxuu bilaabey in quwadaas oo ka koobna dalal isu tagey ay kala furfurmaan oo dal walba wuxuu doonayo uu qabsado arintaasi waxay socotey ilaa 1990 kolkaas ayaa waxa soo hadhey dalka maanta la yidhaa Russian Federation oo 1991 madax weynihii ugu horeeyey wuxuu ahaa Boris Yeltsin.

Makhail Gorbaches markii arinta ku dhaqaaqey waxa ka hor yimid niman xag jira oo shuuci,saraakiishii ciidamada,wadaniyiin xag jira.waxaa faraha ka baxay wax walba waxaa sameysmey maafiyo ,saraakishi ciidamadu waxay bilaabeen in hubkii ruushka ay iibiyaan,dalalkii ka xoraabey ruushka sida Ukrainian

waxaa ka bilaabmay iibinta hubka.

 

Somalia sidii ay isugu darsateyba 1 july 1960 waxaa xaga ciidamadda qalabka sida ka caawinayey dolwada shuuciga ahayd ee Union of Soviet Socialist Republics(USSR).

MAXAAD KALA SOCOTA IN GUDOOMIYE CIRO 1988 ILA 1990 UU HUBKA SUUQA MADOW EE BURBURKII UNION OF SOVIET SOCAIALIST REPUBLICKS(USSR) UU U IIBIN JIREY SYAAD BARRE?

Markii xidhiidhka ay kala goosteen 1977 somalia iyo USSR waxaa dowladii Somalia waxa ka xumaadey hub badan oo ruushku hore u siiyey,hadaba sirdoonkii iyo safaaradihii dibadu waxay ka war heleen burburka ku socda quwadiii shuuciga iyo iney kala dowlado kala noqonayaan,1988 siyaad bare wuxuu soo direy oo ruushka u soo direy 12 sarkaal oo wasaaradda arimaha dibadda ka shaqeeya wuxuuna ugu tala galey iney ka war keenaan hubka suuqa madow ee ruushka iyo dalalka ka sii tagaya ama ka go’aya.

Ciro wuxuu ka mid aha kuwa la soo direy 1988,waxayna u badnayeen Mareexan.12 sarkaal ee mosko loo soo direy waxa loogu tala galey iney qusulo ka noqdaan dalalka ka goosanaya ruushka si ay hub u helaan iyo Spare parts,Ciro wuxuu noqdey horyaalka waayo wuxu ku hadli jirey English fiican.

 

Hubkii iyo Spare parts ugu horeeyey waxa laga helay dalka Ukrain,Ciro isaga ayaa mudo joogey Ukrain akharkii 1988 ayuu soo raray hub lagu qiyaaso 16 milyan oo USD.

Sida la xaqiijiyey ilaa 3 jeer oo kalena wuu soo rarey,sidaasi ayuu ilaa burburkii siyaad bare uu u sii joogey qusuliyada Masko.

Waxaad la socota in May 1988 uu dagaalkii weyna ee SNM iyo Faqashtu uu dacay,dadka Somaliland u dhashey waa la xasuuqayey ilaa xamar,Ciro isaga waa la dalacsiiyey arintuna waxay ahayd ingiliishta uu ku hadlo iyo isagoo bila dameer ahaa.

Waqtiga Ciro la dalacsiiyey ee shaqadda loo dortey buuruhu ku dhashey ee gacan libaax dadkii inta la ma dhiyey ayaa dayeeradii buuraha la moodey oo dayeeradii la rusheeyey,

Waa inoo qaybta danbe iyo xog badan.

Ummadda waxan leeyahay ilaahay Ciro iyo qayrkii ha ina dhaafiyo Amiin.

SOMALILAND ILAAHAY HOW GARGAARO MAR WALBA.

AMIIN……AMIIN……AMIIN…….

W/Q: ABDI ALI JAMA

LONDON

daljire99@gmail.com

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here