Cukuse iyo Caaqil Bidhi oo wali ku maxaafsanaya magaca Ciidagale mashrucana ku qaatay isku dhufashada Beesha Oodweyne iyo Beesha Sallaxley ee walaalaha ah

0
40

Gudidada waqtigeedu dhacay ee aan cidna matalin ayaa baryahan meelahaas ka hadalayey iyagoo GUULWADAYNAYA ma metalaan cidagale cukuse iyo bidhi ee, haddaba cidagale khatiyaan ayuu ka joogaa Bidhi iyo CUKUSE oo sheegta isku jilib oo madaxtooyada inyaroo wara maalin walba geeya immikana waxay rabaan inay isku dhuftaan habaryoonis iyo Cidagale

Beesha Cidagale way ogatahy godobaha ay cidagale ka galeen ee ay basaaeen ee isku dayeen inay xaqa cidagale sidii cadooda ahayd inay duudsiyaan iyagoo u adeegaya mar walba cid kaleh oo aan waxba ka yakhyakhsoonay maantana dagaal bay rabaan inay ridaan.

cidagaloow iska qabta kabaqaadka , ina Sulubna khayr malaha oo cidna ma matalo, haddaba waa Habaarada Cidagale ku dhacay inay Cukuse iyo Bidhi iyo koox ay is wataan magacii cidagale god ku rido. waar ummada dhibaaTADA KA DAAYA

QALINKII: MUUSE AXMED CALI HARGEYSA MASALAHA (dhalinyarda Cidagale)

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here