Curaddo Loosoo Gelyoo Kaayagiina Kabaa Shalay Ka Luntay. Qalinkii Sacad Cali Kaahin

0
26

SHEEKO GAABAN

Waxa layidhi beri ayaa beel meel taala ayaa reer kamida waxa ka geeriyoodday

Wiil curadda dabadeeto waxa ay dadkii deegaanka ayaa soo tacsiyadeeyay reerkii Wiilku ka baxay adigu waxa kolba qof yimaaddo oo reerkii iyo eheladii wiilka Samir iyo iimaan ugu tacsiyadeeyaba iyaguna jawaabta uga dhigaan kuligeenaba Waxa goor dambe timi gurigii tacsida islaan soo daahday iyada qudheeduna Isu Mushkilad la kulantay ayay u cudur daaranaysaa dabeed intay islaantii wiilku ka Ka dhintay ay ag fadhiisatay ayay tidhi naa iska war warama dee waan habsaamay oo dee curaddaba loo soo gelyoo kaayagiina kabaa shalay ka luntaye Dee marka walaahi saaka isagoo kabala ayuu neefafkii geel ahaa meesha u daba Laduuye Waxan filayaa akhriste inaad macnaha si fiican u fahmidoontid

by Sacad Cali Kaahin plucky

Qalin Ku Difaac Groupw

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here